Acasă
MagazineToate magazinele, cu bani înapoi la fiecarePromoțiiReduceri și coduri de aziDescoperăListe de la creatori și idei de cadouri
Carduri cadou
/

Câștigă cashback la cumpărăturile de zi cu zi cu YOLOZ. Cumpără, câștigă, economisește.

ZiTemă luminoasă

Pentru parteneri

  • Înregistrează Magazin
  • Aplică Creator

Cashback

  • Toate Magazinele
  • Promoții
  • Categorii
  • Aplică Creator
  • Înregistrează Magazin

Cont

  • Intră în cont
  • Portofel Cashback
  • Istoric Click-uri
  • Centru de Ajutor

Companie

  • Despre Noi
  • Cum Funcționează
  • Contact
ZiTemă luminoasă · atinge ca să schimbi

© 2026 YOLOZ SHOP S.R.L., București, România, CUI: 38325204, Reg. Com. J40/17118/2017

Termeni și CondițiiPolitica de ConfidențialitatePolitica de Cookie-uriANPC SAL - Soluționarea Alternativă a LitigiilorVisaMastercard
AcasăShoppingContAcasăShoppingCont

Folosim cookie-uri

Esențialele țin contul, coșul și cashback-ul. Analiza și marketingul pornesc doar cu acordul tău. Detalii

LIBRIS

Gunaanad (Ummulraac) - Cabdulqaadir C. Diini

111,60 lei
+4,46 lei înapoiSuma de cashback este aproximativă. Suma finală va fi vizibilă la finalizarea achiziției pe site-ul vânzătorului.
Preț stabilneschimbat din 1 oct.
1 oct.azi

Descriere

n nLafo-gureyaaasha suugaantu haddii ay murugo iyo maad sheekooyinka u qaybiyaan, tani qaybta murugada ayay ku abtirsataa. Waxay ka mid tahay sheekooyinka nooca haddaad bilawdo aadan awoodi karin inaad joojiso. Waa sheeko dhacday oo qofkii ay la soo gudboonaatey qudhiisu u qalinka u qaatay, dabadeedna inoo soo bandhigay, iyada oo si dhab ah dareenkiisa u xanbaarsan.

Bog waliba inaad u gudubto bogga xiga ayuu kugu marti-qaadayaa ilaa saacadaha qaarkood aad ku hurdo-seegto! Sannadkii 2010kii ayaan kansho u helay iyada oo aan daabacnayn inaan akhriyo, runtiina waxaan dareemay ilmada qoraagu inay bog walba ku daadanayso, markaas baan aniguna la ilmeeyey!n n- Axmed F. Cali Idaajaan n nn nSheekadani waxay akhristaha u soo gudbinaysaa dhacdo dhab ah.

Samatar iyo Ilwaad waa lammaane is jecel oo waayuhu kala geeyey, halgan adagna u galay sidii ay maruun qoys u yagleeli lahaayeen. Colaad iyo dagaal aanay fileyn ayaa uga yimid, xidid iyo xigaalaba, kuwii ay tabantaabada iyo hiilka ka dhowrayeen. Geed dheer iyo mid gaabanba waxay u fuuleen sidii ay isu seejin lahaayeen.

Waa qiso is rogrogeysa oo kacaa-kufeysa, hadbana dhan kaa soo galeysa, kuna laabkicinaysa. Waxay maraysaa heerar iyo marxalado kala duwan. Mar way ku hiyi kicinaysaa oo dareen ayey kugu abuuraysaa, marna waa kaa caraysiinaysaa oo dagaal ayey ku gelineysaa.

Kol inay kaaga ilmaysiiso ayaa la arkaa, marna inay ku farxadgeliso. n nMar waxay ku dhadhansiinaysaa macaan aad muudmuudsato, marna kharaar aad isla markiiba soo tufto. Waa dhacdo in wax lagu qaato mudan, dhinacyo bandanna taabaneysa. Waxay si gaar ah wax uga iftiimineysaa sidii ay bulshadeennu ula dhaqmi jirtey lammaane is jecel, gaar ahaan kuwii xaaladdooda dhaqaale iyo midda bulsho aaney isku midka ahayn ee ay kala duwaneyd.

Sidii loo arki jirey wiil danyar ah oo hawaysta gabar reerkoodu ladan yahay.n

Caracteristici

BrandCabdulqaadir C. Diini
CategorieDrama
MagazinLIBRIS

Cum primești cashback-ul

Cumperi prin YolozApeși „Cumpără” și finalizezi comanda pe LIBRIS.
Confirmat în ~45 de zileDupă ce trece perioada de retur a magazinului.
111,60 lei+4,46 lei înapoi
Acasă/Magazine/LIBRIS/Gunaanad (Ummulraac) - Cabdulqaadir C. Diini
LIBRIS·4% înapoi